WIRE โ€” Tehran ( Raxanreeb Online) Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in laba xero oo ciidammada cirka Maraykanka ay ku leeyihiin Kuwayt oo magacyadooda lagu sheegay Cali Al-Saalim, iyo tashiilaadkii muhiimka ahaa ee u hadhay Guutada Shanaad ee Ciidanka Badda Maraykanka ee Baxrayn, lagu beegsaday gantaallada balastikada ah oo ay rideen Ciidammada Cirka IRGC. Kacaanka Iiraan ayaa sheegay... The post Iran oo ka hadashay weerar ay ku qaaday Maraakiibta Mareykanka appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.