WIRE โ Muqdisho โ Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ugu dambeyn oggolaaday inuu ka guuro xaafadda Miraanyo ee degmada Cabdicasiis, isla markaana dib ugu laabto hoygiisii hore ee ku dhow garoonka diyaaradaha ee Aden Adde International Airport, kadib dadaallo lagu doonayay in lagu dejiyo xiisad amni oo halkaas ka taagnayd. Go'aankan ayaa yimid
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.