WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo gabagabeysay hawlgal amni oo socday 48-kii saac ee la soo dhaafay, kaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad hubeysan oo sida ay dowladdu sheegtay isku dayayay inay qalalaase amni ka abuuraan magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiskaayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.