WIRE โ Baydhabo (SONNA): Mahad Maxamed Sheekh Xasan ayaa ku guuleystay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed, kadib doorasho ka dhacday Hoolka Baarlamaanka KGS ee magaalada Baydhabo, sida uu shaaciyay Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Wakiillada KGS. Mahad Maxamed Sheekh Xasan ayaa helay 70 cod, halka Cabdixakiim Faqi oo ahaa musharraxii la tartamayay uu helay 25 cod.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.