WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa laga helay dagaal in ka badan 17 saac ka socday xaafado katirsan degmooyinka Howlwadaag iyo Cabdicasiis ee gobolka Banaadir oo ay deggan yihiin siyaasiyiin mucaaradka qaarkood. Ciidanka dowladda ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday xaafada Barmuudo ee degmada Howlwadaag, oo ah hoyga uu deggan yahay Xildhibaan... The post Wararkii ugu dambeeyey dagaladii xalay ilaa iyo saakay ka socday Muqdisho appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.