WIRE โ€” Muqdisho, Soomaaliya โ€“ IGAD ayaa walaac ka muujisay dagaallada ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo Dagaalka laguna xalliyo khilaafaadka jira wada-hadal nabadeed. War-saxaafadeed kasoo baxay IGAD ayaa lagu sheegay in ururku uu cambaareynayo dhammaan falalka rabshadaha ah ee sababay khasaaraha iyo qalalaasaha ka taagan caasimadda Soomaaliya. "IGAD

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.