WIRE โ Muqdisho, Soomaaliya โ Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag uga hadlay dagaalka u dhexeeya ciidamada dowladda iyo xoogag mucaarad ah, kaas oo tan iyo gelinkii dambe ee shalay ka socday magaalada Muqdisho. Farmaajo ayaa eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku dhaliilay sida loo maareeyay xaaladda
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.