WIRE โ Muqdisho, Soomaaliya โ Ugaaska Beesha Murusade, Ugaas Cabdirisaaq Faracadde, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey mas'uuliyadda dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo dhex maray ciidamada dowladda iyo ciidamo ilaalo u ahaa Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre. Ugaaska oo ku sugnaa guriga Xasan Cali Khayre xilligii ay dhacaysay iska horimaadka, ayaa
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.