WIRE โ Muqdisho (SONNA): Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xuukumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub (EU) iyo hoggaanka UNDP. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga lagu hirgelinayo Istaraatiijiyadda Bahda Cadaaladda 2025โ2029 iyo ballaarinta helitaanka caddaaladda ee dalka. Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Midowga Yurub taageeradooda joogtada ah isagoo sidoo
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.