WIRE โ€” Muqdisho, Soomaaliya โ€“ Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyay munaasabad lagu maamuusay saraakiil Soomaaliyeed oo dhammaystay tababar heer sare ah oo la xiriira ilaalinta amniga madaxda qaranka, kaas oo ay ku soo qaateen dalka Serbia. Munaasabadda oo ka dhacday Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.