WIRE โ€” Muqdisho, June 02, 2026: โ€“Maamulka Gobolka Banaadir ahna Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa ku dhawaaqay inay ogolaadeen in mucaaradkaย  ay dibadbaxyo nabdoon ku qabsadaan caasimadda Muqdisho maalinta Khamiista ah ee berrito, iyadoo la raacayo goobaha loo qoondeeyay iyo dammaanad-qaadka badbaadada ileynta xasilloonida dadweynaha. War-saxaafadeed uu akhriyay Afhayeenka Rasmiga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.