WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa goordhaw guriga uu xaafada Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis, ka deggan yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, gaaray Ergo ka socota Villa Somalia, kuwaasi oo halkaasi u tagay in ay wadahadal la yeeshaan Madaxweyne Shariif. Ergadan oo isugu jirta xildhibaano katirsan labda ee Baarlamaanka, Ugaasyo iyo masuuliyiin kale ayaa... The post Ergo ka socota Villa Somalia oo kulan la leh madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.