WIRE โ Muqdisho, June 02, 2026: Ciidanka Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid Cali Gaduud iyo Buq-aqable ee Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan ku dilay horjoogihii qaraxyada Khawaarijta ee Gobolka Hiiraan iyo 28 dhagarqabe oo kale oo ka tirsanaa maleeshiyaadka kooxda. Xogta Sirdoon ee
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.