WIRE โ€” Lilongwe โ€“ Dowladda Malawi ayaa ku dhawaaqday inay dhowaan billaabi doonto qorshe dib loogu soo celinayo muwaadiniinteeda doonaya inay ka baxaan Koonfur Afrika, iyadoo ay sii kordhayaan cabashooyinka la xiriira weerarro iyo hanjabaado lagu bartilmaameedsanayo muhaajiriinta Afrikaanka ah ee ku nool dalkaas. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Malawi ayaa lagu sheegay in

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.