WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xaalada magaalada Muqdisho, ayaa saakay ah mid kacsan iyada oo dowladda federaalka ay ciidamo badan dhoobtay waddooyinka muhiimka ah ee magaalada. Si lamid ah mucaaradka ayaa dhankooda wada dhaq-dhaqaaq ciidan oo xooggan, waxaana socda abaabulkii ugu dambeeyay ee banaanbaxa ay mucaaradka berri ay iclaamiyeen. Geesta kale guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda... The post Dowladda oo cadeeysay mowqifkeeda ku aadan banaanbaxa mucaaradka appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.