WIRE โ Muqdisho, Soomaaliya โ ย Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda lagu xusay Maalinta Qaranimada Talyaaniga oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa munaasabadda uga hambalyeeyay shacabka iyo dowladda Talyaaniga maalintan muhiimka ah, isaga oo xusay xiriirka taariikhiga ah iyo saaxiibtinimada soo jireenka ah
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.