WIRE โ€” ADDIS ABABA โ€“ Midowga Afrika ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qabtay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha Militariga iyo Difaaca ee dalalka xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Ammaanka, iyagoo kawada hadlay mustaqbalka Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kadib goaankii Mareykanka ee ahaa inuu joojinayo taageerada UNSOS marka

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.