WIRE โ Muqdisho โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda Talyaaniga, kaas oo uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Talyaaniga, Matteo Piantedosi. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga dhinacyada amniga, horumarinta hay'adaha dowladda, maareynta socdaalka iyo xuduudaha,
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.