WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta guddoomiyay shirka Guddiga Sare ee Istiraatiijiyadda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo looga hadlay qorshayaasha istiraatiijiyadeed ee la xiriira horumarinta, dib-u-dhiska iyo casriyeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Shirka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta heerka fulinta qorshayaasha istiraatiijiyadeed ee Ciidanka, iyadoo xubnaha guddigu ay... The post Shirka guddiga istiraatijiyadda ciidanka xooga dalka oo lagu qabtay Muqdisho appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.