WIRE โ€” MUQDISHO Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu wargelisay Midowga Afrika inay joojin doonto taageerada ay siiso Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), marka uu dhammaado muddada howlgalka AUSSOM ee 31-ka December 2026. Goaankan adag ayay Washington ku sababeysay in dowladda Soomaaliya ay ku guuldareysatay inay horumar muuqda ka sameyso dagaalka Al-Shabaab,

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.