WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda federaalka Soomaaliyeed, ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 129 muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo badan ku xirnaa xabsiyo ku yaalla magaalooyinka dalka Liibiya. Dowladda ayaa muddooyinkii dambe kordhisay dedaalka ugu jirto badbaadinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan daafaha caalamka. Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Muqdisho, ayaa laga soo dejiyey... The post Dowladda Soomaaliyeed oo 129 muwaadiniin Soomaaliyeed ah dalka dib ugu soo celisay appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.