WIRE โ Shabeellaha Hoose ( Raxanreeb Online) Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay duqeymo is xig-xigay la bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad katirsan Al-shabaab ee deegaannada Tawakal, Nuun Garre iyo Ugunji ee gobolka Shabeellada Hoose. Duqeymahaas ayaa lagu dilay 27 xubnood katirsan Al-shabaab, halka labaatameeyo kale lagu dhaawacay.... The post Dowladda oo duqeyn ku dishay 27 xubnood oo katirsan kooxda AS appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.