WIRE โ Muqdisho โ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si weyn ugu dabaaldegtay sannad-guurada 66-aad ee dib ula soo noqoshada xorriyadda iyo midnimada dalka, iyadoo magaalada Muqdisho lagu qabtay dhoolatus ballaaran oo ay ka qeyb qaateen Ciidamada Qalabka Sida. Dhoolatuska ayaa lagu soo bandhigay cutubyo kala duwan oo ka tirsan ciidamada, gaadiid dagaal iyo qalab militari
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.